Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyabbixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim ummu sulaym waxay weyddiisay rasuulka صلى الله عليه وسلم : naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku yir : ( haddii ay biyo aragto ha qubaysato)
keliya way ku kala duwan yihiin qaar biyaha way ka soo baxaan qaarna ma soo gudbaan farjigooda marka si kaste ahaatee waxaa lagu gartaa inay biyabbaxday astaamahaan mid ka mid ah
1- inay labada bowdo isku dhejiso middaan waa astaan naagaha oo dhan wadaago, waxaa laga wadaa inay labada bowdo si daran u xirto
2- qaylo qaylada waa labo nooc A- mid hoose ah oo aan la maqlin B- mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya
3- qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah
4- oohin iyo baroortan, ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado
5- neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma
calaamadda hore iyo tan ugu dambayso naagaha oo dhan way wadaagaan laakin kuwa kale way ku kala duwan yihiin
2- qaylo qaylada waa labo nooc A- mid hoose ah oo aan la maqlin B- mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya
3- qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah
4- oohin iyo baroortan, ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado
5- neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma
calaamadda hore iyo tan ugu dambayso naagaha oo dhan way wadaagaan laakin kuwa kale way ku kala duwan yihiin


Comments: 36
kacsiga badan waxaa lagu gartaa qoyaanka siilka oo bata
sidee lagu gartaa kacsiga dumarka
naagaha biyo kasoo baxa iyo kuwa aan ka soo bixin maxay ku kala duwan yihiin.
kuwa biyaha ka soo baxo way yaryihiin kuwasa ayaa aad u daran dhowr jeer ayay biyabbixi karaa
sidey uga soo baxaayaan biyo naagta sida ninkoo kale mey kasoo boodayaan mise wa qaab kale?
naagaha marka ay kacsadaan waxaa lagu ogaaa indhaha oo casaada sanka oo ay ka dhididaan neef waawayn oo ay tuuraan iyo iyada oo is iloowada oo ninka isku tuurta xagiisa iyo qaar kalo badan
Naaguhu markaykacsadaan waxaa lugu ogaadaa wax yaabo badan. waxaa ka mida naagta oo aan saani ufariisankarin, jimicsi been ah, waxaa kaloo luguogaadaa gacantaada, adiga oo ooga sheekaynaya wadankale ayaad gacanta naasaha usalaaxaysaa kuma oranayso igadaa.waxaa kaloo lagu ogaadaa inta qoftaa dumarka uu kacsi hayo qalbigeedu wuu kula joogaa boqolkiiba boqol,hadaad tiraahdid sagaaro biyo ma cabtaa waxay dhahaysaa haa jawaab dagdag ah ayaad ka helaysaa.laakiin hadii lugu dhoho dhabarkaa ixanuunaayo meesha isaga hoyo dhiig ayay qabtaa
ahahahahahahahahah ahahahaah qoslbadanaa walee raxada waba lagartee danbi miyaa waxa laduqayo guska lol
ahahahah danbi waaye mana fiicna in naagta ninka ay u dhuuqdo guska mana u dhuuqi karo ama carabka ma u gelin karo siilka mana ku fiicna diin ahaaan
plz wax manooga sheegi kartaa aayad ama xadiith diidaya in naagta u dhuuqdo ama ninkaba, amba waxkale oo aad ku cadaynayso arinkaa in uu diinta ku wanaagsanayn.
Aayad ama xadiis kuma soo aroorin leefidda culimada diiday waxay dhaheen meel najaaso ka timaado afka lama geli karo, kuwo fasaxayna way jiraan iyagana daliikooda waa ayaadka tilmaamay inay xaaskaaga aad ku raaxaysan karto wixii daliil cad kaa reebo mooyee, waa mas'alo qoto dheer
cuntada lagu kacsado waa midda borotiinka badan sida kalluunka iwm.
walaalayaal waxd ishegtaaan naga gabar yar 00 jirta 18sano ayaan qaba angana wwaxaan jira 22 sano walalayaal waxaan idinka rabaa inaad ishegtaaan markasta waxy iga codsata inaaan carabka umariyo farjiga ayadana waxay kubilaawdaa dhuuqmo marka anga waan kadiida wayna iga xanqdaa il taliya walaalayaal
culimo fasaxy baa jira leefidda iyo dhuuuqidda marka inaad ku xeeldheeraato iska ilaali keliya
xeel dheerasho see ah walaaal mcne si fiican iigu faahfaahi walaal walaahi muskilad wayn aya iahysata walaal oo hadda ayaan soo aroosaybo walaal mcne ilahy qayr hakusiiyeeee
waxaan ahay wiil yar oo naag guursan marka gacanta ayaa biyaha iskala keenee ee danbi miyaa
saan kuu sheegay culimada way isku khilaafeen leefidda farjiga iyo dhuuqidda bahalka ragga, haddii aad ka baqayso in guriga kaa dumo haku xeeldheeraanin, yacni carrabka ha gelinin siilka gudihiisa waayo jeermis badan ayaa kaa soo raaci kara kaliya bannanka kore ku ekow iyadana sidoo kale ha iska jirto inay dalqada gayso bahalka marka uu dhacaan soo deeyana ha iska deyso
ok walaal wad mahdsanthy taldiidana waan qaadnay walaal hadana aad ayaan iskugu faraxsanhy walaal thnk u walaal
akhii waxan ana ku wydiin lahaa waxan ahay wil dhalinyaro ah hadana gursadey marka alxm waan cafimad qabaa waxan rabay inaan ku wydiiyo meqa jeer ayaa haboon in loo galmodo xaskaga habeenkii malintiina meqa jeer. cafimad ahaan hadan habeenkii ilaa afar jeer u tago xaskayga wax cafimad daro ah maka qadi karaa waad mahadsan tihiin
waxaa fiican qofka inta uu awoodo oo caadi ah inuu sameeyo, kacsiga tooska ah oo aan la iska raaraadinin, dadka way ku kala duwan yihiin baahida galmada si kasta waxaa fiican inaad dhexdhexaad ahaato habeen kasta hal jeer si aad u ilaaliso jirkaaga iyo dhuuxaaga
RG biyo baxa dag dagaa maxaad u haysaa
kawaran hadaan sameyo galmo badan habeenkii ma iga yaraanayaan!!!!!!!!!!!
WALAL WIL ayaan ahay dhibto ayaan badan ayaa i haysata gabadh aan jeclahay o laba dal kala jogno hadii aan la hadlo ama hadalkeda aan maqlo biyo ayaan iga yimada dharer cal hadii aan xasusto, mida kale macal hadii page ka raaxada guurka akhriyo biyo dheerera ayaa iga yimada marwalba, qof ehlu saladana waan ahay walal, maxaa talo ah.
ASC WALAAL waxaan rabaa inaad ila taliso waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo aad ukacsi badan waxaana ahay wil laba nagood furay waxaan isku qilaafnay waxaaga ayaa aad u wayn oo dhan cabirkiisu taako &afra farood waxay iigu tiri walaal iska kay fur waxaan maqaabili karo waan furay midii labaad sidoo kale waxaan suubiya ma aqaan walaal waxaan rabaa in aad talo iga siiso mahad sanid sidaan wax yalaa
naagaha way u dulqaadan karaan bahalka ilaa 24 sint mitir inkastoo ay ku kala duwan yihiin waxaad guursataa gabar jir ballaaran leh oo baryo weyn oo ah labalafood way kuu adkaysan kari doontaa
walaal waxan jiraa 18 sano waxanan ahay qof ad u dareen badan mana jecli inan xaaraan ku dhaco markaa gacantayda ayaan isticmalaa oo an biyaha iskaga keena markaas dhibato caafimad oo xaga geedka ah ma igu keeni kartaa siigadu
ad bad u mahasantihiin
walal waxan jira 18 sano darenkayga kacsina waa xad dhaf,marka waxan isticmala gacantayda,anoo biyaha iska keenaya,dhibato cafimad ma ku keeni kartaa guska,ad bad u mahadsnathy
kkkkkkkk
oi
waan idin salaamay salaan ka dib.
waxa jira rag calool weyn markaa
maxaa ka jira in ninka caloosha weyn lihii
guskiisu yar yahay?
mida kale caloosha wayni dhib maw keenaysaa
marka lasa maynayo galmo ninka iyo naagta ?
su aal ayaan rabaa taas oo ah hadii aan rabo inaan guursado naag dabo weyn waa in aan gus weyn leeehay miyaa, kuwee ayaa siil kuwa dabada weyn iyo kuwa dabada yar
dabcan naagta buuran bahalkeeda aad buu u fogyahay marka haddii bahalkaagu yaryahay iska guurso naag caato ah
calooshu haday waynaato waa run inaadan hawsha galmada gudan karin oo geedkaagu uu yaraanaayo xataa rabitaankaagu wuu yaraanayaa.
walaal mar kahore asc.intaaskadib waxaa ahay gabar aan kacsi goyn karin waxaanan jeclahay in marka hore gacanta micnaha far laiigu raaxeeyo si kastaba ha ahaateeqoyaan badan baa iga imaada taasoo uu ninkeygu dhibsado ana aan iskucelin karin.ila taliyee maxaan ka yeelaa
Walaal aniga waxaan ahay gabar yar oo kacsi badan xaarantana Alle baan ka magan galay marka maxaa kacsiga badan keena waxaan is iri midhaa waa gudniin la aanta waayo aniga la ima gudin.
Walaal waxaan rabaa in aad ii sheegtaan gabar aanu sheekaysano oo hadda isugu kaayo horeyso in ay ijeceshahay iyo in kale sideen ku garan karaa?
gabar ianay ku jeceshahay waxaad ku garan kartaa dhowr shay
1- inay ku xiisayso
2- inay fuliso wixii aad jeceshay oo wanaag ah
3- inay run kuu sheegto
4-inay ka fugaato wax kasta oo dhib kuu keenaya
5- inaysan niman kale qiimaynin
6- inay danayso hadalkaaga marka aad sheekaynayso si fiican ayay u dhegeysataa
Su'aalaha halkan ku soo qor